|

Xusuus Qor Dhakhtaar Ilkood Iyo Taxane Shabakada Qurbejoog.com idiin soo Gudbinayso {DHAGAYSO}

hibaaqHargaysa 03.March 2015 (SDN/QJ)-Dhamaanba Asxaabta ku Xidhan Shabakada Qurbejoog.com waxaanu Si Taxane ah Halkan idiinku soo Gudbin doonaa Qormo Xiiso badan oo ay inoo soo diyaarisay Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Cilmiga Ilkaha Hargaysa kaga Shaqaysa .

Waxay Drs Hibaaq Buubaal qormadan Maanta ay inagu Hoga Tusaalaynaysaa Sida Waalidku loogaga baahan yahay inay Ilmahooda u dhiirigeliyaan isla markaana aanay Rumaysan Waxyaabaha looga Sheego, Waana Taxanihii ( Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood).

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO BARNAAMIJKAN XIISAHA BADAN
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Xusuus03.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 

Comments are closed