Xuseen Bisad oo ah ninka labaad ee u dheer Adunka oo ka tirsan xisbiga Ucid oo canbareyey mayarka Berbera fariina u diray
London28Sep13(SDN)Xuseen Bisad oo ninka labaad ee u dheer aduunka ayaa wax laga xumado ku tilmamay in cabdishakuur oo xiligii dorashooyinka ay tageerayasha xisbiga ucid si mug leh u soo doorteen oo maal kooda iyo dhiigooda ku bixiyeen in uu codadkoodii uu maanta xisbiga kulmiye u ku biiriyo waa wax laga xumaado , Xuseen oo u waramaya qurbejoog ayaa waxa uu shegay in uu dorashadii uu danbaysay uu u soo jeeday 24sacdood oo uu dulfadhiyey sanaadiiqda dorashooyinka taas oo uu huray waqtigisii ugana soo kcitimay sidii xisbigu codadkaas uu u gu soobixi lahaa wana wax aan surto gal ahayn,mana bayso inaad codadkaas iyo tii Berbera iyo Shacabkii iyo tagerayashii Xisbiga aad u gudbiso Xisbiga Talada Haya oo aan Reer Berbera waxba u qaban codkoodina aad ku fadhido maant oo aad laalush aad ka qadatid Xukuumada oo aan ognahay waxa kale oo aan kaga digayna tageerayasha Xisbiga Ucid ee Berbera inaad ku dhaqaaqdid arinkaas wana arin laga xuma ,Xuseen waxa kalee oo uu ku daray hadalkiisa in maanta cabdishakuur loo adeegsado burburinta xisbiga Ucid ,Xuseen waxa kale uu baaq u diray tageerayasha xisbiga ucid ee gobolka saaxiil inay ka digtoonadaan fara gelinta uu ku hayo xisbiga talada haya ,waxa kale baaq u diray cabdishakuur oo kula taliyey inuu goaankaas ka noqdo eegano maslaxada gobolka saaxil casimadiisa Berbera oo uu horumar baxadwayn ka socda iyada oo la rabo inla hor istaago horumarkaas.