|

Xulkii Jarmalka ee La Galbaday Koobka Adduunka oo Shacabkoodu Si Mucjiso leh Maanta ugu Soo dhaweeyeen Caasimada Barlin Daawo Sawirada Mahadhada Reebay

Berlin 15.July 2014 (SDN/QJ)- Koob Aduunka oo ay Kuguulaysteen Xulka Qaranka Waddanka Jarmalka ayaa Saaka Arootii Hore Kasoo Dagay Madaarka Caalamiga ah ee Maglaada Caasimada ah ee Berlin, Kumaan Taageerayaa Ayaa iskugu Soo Baxay Barxada Way Brandenburg Tor ee Barlin Halkaas oo ay Qaab Toosa uga Daanab Deenaan Dabaal Dega iyo Soodhawaynta Koobka Aduunka oo ay Xulka Jarmalka ku Guulaysteen 24 Sanno Kadib:

Dhawr Magaalo oo Waawyn oo Kuyaala Wadanka Jarmalka ayaa Koobka Lasoo Marin Doonaa Kahor inta aan Deb Loogu Celin Gacanta Fifa.

Nala Wadaag Sidii Xamaasada lahayd ee aragtida Koobkan iyo Xulkii Lugahooda ku hantiyayba loogu soo dhaweeyay Caasimada Berlin

Berlin SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed