|

Xulka Nigeriya ayaa Ku Guuleysatey Koobka Qaramada Africa Markii uu 1-0 Ku Sagootiyey Xulka Burkina Faso (Cup Of Nations Final 2013) By Jaahuur.

Johnhansburg-Feb-11-201qurbejoognews.com-Akhyaartay qubnaheena iyo maanta waxaynu ku eegeynaa horyaalkii koobka Afirka oo lagu kala faataxaystey.

Koobkii xulka qaramada Afirka ayaa mardhaweyd ku soo gabagaboobey caiga South Afrika waxaana ciyaartii kama dambeysta ahyd foodda isla galay xulka Nigeria iyo xulka Burkiia Faso.

Ciyaatan oo ay ka soo qeybgaleen dadweyna caga-cageynay 78,000 cabcan waxaana ka maqneyn taageerayaasha labada dhinac oo calamadoodii iyo turumbooyink iyo sawaxankoodii oo aan kala joogsan inta ay ciyaartu ka dhamaaneysey.

Saaxiibayaal ciyaartan oo ku bilaabantey caajis oo u ekeyd in labada xul ay kala baqayeen kana taxatarayeen in qolo looga hormaro goolala walow naygeerya garoonka xukumayrrn %56.

Hadda weerarka labada dhinac wxuu yaraadaba difaaca iyo dhexduna adkaadanba,qeybtii hore ee ciyaarta daqiiqaddii 33 Naygeeiya waxaa u suuta gashey iney dhaliyaan gool aad u qurux badan waxaana u saxeexey NO-ka 19-aad ee lamagac baxay (MBA).

Qeybtii dambe waxba la iskama dhalin 90-kii daqiiqo ee ciyaata loogu talagaley waxay ku dhamaatey Naygeeriya 1- Burkina faso- 0.

Waxaa xusid mudan tababaraha Naygeeriyaa stephan oo horey u cambaareyey tababarayaasha cadaanka ah ee ku soo xoomey Afrika tusayna iney tababarayaash Afrikaanku ney guuleysankarayaan.

W/ Qorey Jaahuur

qurbejoognews.com

jjaahuur@hotmail.com.

Comments are closed