|

“Xukuumadu Waxay Taageersan tahay Go’aanka Mudo kordhineed ee Golaha Guurtidu ku dhawaaqay” Cukuse DAAWO

Hargaysa 11.May 2015 (SDN/QJ)- Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay inay aad u soo dhawaynayso Mudo Kordhinta ay Golaha Guurtidu ku soo afjareen Murankii Mudooyinkii ugu danbeeyay ka taagnaa Mudada Xil haynta Madaxweyne Siilaanyo.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ahna afhayeenka Xukuumada Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa sheegay in Golaha Guurtidu uu sameeyay Talaabo soo afjartay hadal hayntii taagnayd

Comments are closed