Xukuumadii Xafladaha Iyo Aroosyada
waxaa aan marka hore salamaya dhamaan saxaafada iyo akhriisatayasha oo dhan ,salan kadib waxaa aan raba bal in aynu yara dul istagano xukuumada maanta tallada dalka gacant ku haysa,taso sida laga wada dharagsanyahay aan uu shaqeyn wixii lagu soo doortay balse haysa shaqo aan shacabku ku dooraan,sida aan maqalka magaca uga dhigay iddiinkuna aad aragtan ayaan doonaya in aan fasiilaad ka bixiiyo ,2011kii “ayaay ahayd markii silaanyo lo doortay hogaamiiyaha dalka xilliga oo shacabku baahii weyn uu qabeen ISBADEEL lagu sameeyo xukuumadii hogaanka dalka gacanta ku hayn jirtay ,oo dadku uu arkayeen mid fadhiid ah, balse ayaad xukuumad ku shaqeyn jirtay khibrad badan ,hase yeeshe maanta la arkay waxay hayisa, ,hada ba isla sannadka waxa dalka ka dhacay isbadeel weyn, hada ba iyada oo isbadeelkii lagu jiro ayaa dalka waxa ka dhacay waxa aan hore lo arag taso ahayd in ay ciddaamo ah jabahlada ONLF iyo qaar kale oo ORROMO ah ka so dageen dekaadaha dalka,ciddamada oo ahaa qaar aad badan ayaa la ogaday goor danbe oo ay dalka ka dhamadeen isla marka na uu guduubeen dhinaca itoobiya ,waxa marka la is weydiyeey sidee ayaay ciddamada xooga leh ku dhex marane dalka