Xukuumadda oo ay Gilgishay Qoraalkii Mareegta Wikileaks,Jawaabaha oo la Kala Hororsaday iyo dooda Wasiirka Arrimaha Dibada DAAWO
Hargaysa 08.July 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka arimaha Dibada Mudane Maxamed Bixi Yoonis ayaa ka warbixiyay arintan muranka ee ay dhalisay Mareegta Wikileaks isagoo sheegay in aanay waxba ka jirin arinta kale ee mucaaridku sheegayaan in ay dacwad u gudbiyeen Ingriisku ay u gudbiyeen hadaba isagoo arintaa ka hadlaya wasiirku waa kan.