Xukuumada Washington oo Ka Digtay Weeraro Argagixiso oo lagu Bartilmaameedsado Dalal ku Yaala Qaarada Africa
Washington 12.Feb 2014 (SDN)- Dawladda Dalka Maraykanka,ayaa ka digtay weerarro ka dhan ah qaar a mid ah dalalaka bariga afrika,weeraradaas oo ay Maraykanku sheegeen in ay geysan karaan kooxaha argagixisada ah ee ka dagaalama Soomaaliya.
Waxaa kaloo ay dawladda Maraykanku uga digtay muwaadiniinteeda inay u safraan dalalka ay ciiddammadu ka joogaan Soomaaliya oo ay ku sheegeen inay halis u yihiin weerarro argagixiso oo lagu qaado kagana yimaadda kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya.
Waxaa kaloo ay dawladda Maraykanku intaa ku dartay inay sii wadayso la dagaalanka kooxaha argagixisada ee ka dagaalama Soomaaliya gaar ahaan kooxda Al-Shabaab.
Washington SDN.
Qurbejoog.com