Xukuumada Somaliland oo Shacabka ku Hambalyaysay Sida ay Masiirkooda u Xoojiyeen {Daawo}
Hargeisa 20.May 2014 (SDN/QJ)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa Maanta u Mahadceliyay Shacabka Somaliland Meel kasta oo ay Joogaan Sidii Waddaniyada iyo Dal Jacaylka lahayd ee ay uga Qayb qaateen Xuskii Maalinta Qaran ee 18 May.
Afhayeenka Madaxtooyada oo Warbaahinta Maanta la Hadlayay ayaa Sheegay inay Shacabiga Somaliland Muujiyeen Sidii ay u Meel Marin lahaayeen Qadiyada Qiimaha adag ku taagan
Hargaysa SDN/QJ.