|

Xukuumada Somaliland oo ka hadashay Shaqaaqooyinka ka dhacay Degmada Dharkeyn Geeyo Iyo Talaabooyinka ay Dawladu qaaday DAAWO

Hargaysa 06.June 2016 (SDN/QJ):- Xukuumada Somaliland ayaa ka hadashay dhibaatada ka dhacday Deegaanada Koonfurta Gobolka Sool oo ay ku dhinteen dad faro badani, Sida uu Sheegay Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid “Caddaani”

Comments are closed