|

Xukuumada Oo Sheegtay Inaanu Jirin Wax Isku Shaandhayn Ah Oo Madaxweynuhu Ku Samaynayo Golihiisa Wasiirada

dhuxul

Hargeysa 2/9/2014 (SNN/QJ)Afhayenka  Madaxtoyada Somaliland Axmed Saleban Dhuxul Ayaa Manta Beeniyey  Warar Sheegayey In  Madaxwaynaha Somaliland  Axmed Maxamed Maxamud (Siilanyo) Uu Isku Shaandhayn  Ku Smaynayo Golahiisa Wasiirada Oo Baryahii Ugu Danbeyyey  Qorayen Qaar Ka Mida Warbaahinta Somaliland Axmed Saleban Dhuxul Ayaa Sheegay  Inaanu  Hada Madaxwaynaha Ssomaliland Axmed Siilanyo Diyar  U Hayn Isku Shandhayn Wasiirada Sidoo Kale Waxa Uu Intaasi Uu Ku  Daray  Ina Hada Golahiisan Wasiirada  Madaxwayaha La Shaqaynayaa Ay Yihiin Qaar Shaqadooda Ka Adag  Isla Markaana Uu Madaxwaynahau  Ku Kalsoon  Yahay  Isagoo Sheegay  In Madaxawyanahu Xaq U Leeyahay Dastuukuna Siiyey Inuu Wax Badali Karo  Imuu Eryaba

Hargeisa SDN/QJ

Maxamed Aadan@Qurbejog.com

Concat@somalidiasporanews.com

 

Comments are closed