|

Xukuumada Oo Ku Hawlan Sidii Maayar Ku Xigeenka Hargeisa Ugu Badali Lahayd Xildhiban Ka Soo Jeeda Axmed Dhagax Si Ay Taagero Uga Hesho Degmadasi

maayar

Hargeisa 25/oc/2014(SDN/QJ)Kulano isdaba jooga oo ka dhashay khilaafkii hadheeyey galaha deeganka haragaysa ayaa lugu qorashaynayaa ka dib markii ay caawa biloday qorshe lagu badelaayo maayar ku xigeenka hargeysa C/Casiis Cago weyne kaasi oo ay u aragtay inuu xal-u noqonkaro khilaafka taagan waxaan caawa shirar ay galeen masuuliyiin ka socda madaxtooyada iyo Maayarka hargeysa xildhibaanada beesha arabku lisla qaatay in maayar ku xigeenka laga dhigo xildhibaan C/laahi Aw Aaden oo ka mid Xildhibaanada Golaha deeganka Hargeysa

talaabadan ay qaadeen maayarka hargeysa Madaxtooyadu ayaa, noqonaysa mid cirka ku shareerta khilaafkii taagnaa waxaan sida ila wareediyo lagu kal soon yahay u xaqiijiyeen dad looga qateen ah  maayarka hargeysa oo uu waheliyo xildhibaan Cago yare ay u tageen Xildhibaanada Beesha arab ku waasi oo ay ku qan ciyeen inay siin doonaan Baabuurka aad u qaali ah hadii ay talaabadaasi fududeeyaan
Maayarka Hargeysa ayaa, maal mihii ugu dambeeyey ku mashquul sanaa taageero uu ka raadinaayey madaxtooyada waxaanu lacagtii umada u adeegsaday dad uu yidhaa saxaafada ka hadla oo itaageera iyo
abaabulka waji ku macaasha iyo dad taageero u muuji taasi oo siweyn hargeysa looga dareemay

Hargeias SDN/QJ

ConcatSomalidiasporanews.com

Comments are closed