|

“Xukuumada Madaxwayne Siilaanyo Xilka Taliye Cabdilahi Fadal Iiman Ha ku wareejiso Nin Caddaalada Yaqaan”Sheekh Carab Iyo Jawaabta Booliska DAAWO

Hargaysa, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Sheekh Maxamed Macallin Cabdi Carab Oo dhawaan dablay hubaysan rasaas kuw weerareen isaga iyo qoyskiisa ayaa xukumada Madaxwayne Siilaanyo ku Tilmaamay mid aan Cadaaladda Waxba ka aqoon,Waxaanu Madaxweynaha u soo Jeediyey inuu Xilka Taliyaha Ciidanka Booliska ee uu hayo Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ku Wareejiyo Qof yaqaana Caddaaladda,Madaama Sida uu ku dooday uu Taliye Fadal soo qaban waayay Cidii ka danbaysay Weerarkiisa.


Geesta kale Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.raxmaan Liibaan Axmed Fooxle iyo qaar ka tirsan Saraakiisha Booliska ayaa Jawaab ka bixiyey hadalka ka soo Yeedhay Sheekh Maxamed Macallin Cabdi Carab.

Comments are closed