Xukunkii Maxkamada ee Dilkii Marxuumad Ruqiya Siciid iyo Kulankii Maanta {DHAGAYSO}
Hargaysa 03.May 2014 (SDN/QJ)- Maxkamada Gobolka Hargaysa ayaa Maanta Xukuno Dil iyo Xabsiyo kala duwan ku riday Denbiilayaashii loo haystay Dilkii Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle .
Fadhigan Saaka ee Maxkamad oo Amaankeeda aad loo ilaalinayay ayaa Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Hargaysa Faysal Dhego Dhego waxa uu ku dhawaaqay Go’aamada ay Maxkamadu ku soo gabo gabaysay dhagaysiga dawcada dilkii marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle Waxaanu Ku riday Dil Toogasho ama Qisaas ah Haweenaydii Gacan ku dhiiglaha 1aad ahayd iyo Sadex ka mid ah Caruurteeda .
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO XUKUNKII MAXKAMADA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/FaysalDhego.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ.
contact@qurbejoog.com
contact@somalidiasporanews.com