Xoghaya ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed oo ka Hadlay Xadhig la Sheegay in loo gaystay {DHAGAYSO}
Muqdisho 19.Aug 2013 (SDN)- Xoghaya ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ Cumar Faaruuq Cismaan Nuur ayaa ka hadlay xarig la sheegay inay u gaysteen Ciidamadda Nabad sugida dowladda Soomaaliya, oo la sheegay in lagu soo eedeeyay inuu lunsaday lacago loogu tala galay Saxafiyiinta Soomaaliyeed.
Waxaa uu sheegay in Cumar Faaruuq aan la xerin, laaiin waxaa uu tilmaamay sida uu hadalka u dhigay in loo yimaaday oo la sheegay in la doonayay in la xero, laakiin Cumar Faaruuq uu sheegay inaysan dadk aheyn xoolo oo loo baahan yahay warqada lagu xeray.
Waxaana uu shegay inay nasiib darro tahay in la isticmaallo qeybo aad u yar oo ka mid ah nabad suigida oo la siiyay laaluush sida uu sheegay, balse ay tahay ayaan adro loona baahan yahay inay Dowlada wax ka qabato xaaladaan uusan ka hari doonin.
Si kastaba ha yeeshee waxaa uu sheegay inay jiraan dad calooshoos u shaqeystayaal ah oo uu tilmaamay inay yahiin labo ruux oo rabaan inay dhibaato u geystaan wariyaasha Soomaaliyeed, balse uu Dowlada ka codsaday inaan leyska horkeenin Dowlada iyo bahda saaxafada.
Guji halkan si aad Mobilkaaga uga Dhagaysato Codka Cumar Faaruq
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Cumarfaaruq.mp3″]
Muqdisho SDN.