Xog hayaha maaliyadda ee jaliyada Somaliland ee dalka Kenya khadar said Hassan (dhagaxidhe) arimo xasaasiya ka hadlay
(KampalaSDN)Xoghayaha jaliyadda Somaliland Kenya oo shir jaraaid oo ku qabtay caasimada dalka Kenya ee nayrobi ayaa waxaa uu ka hadlay arimaha xasaasiga ah somaliland sida doorashada dowladaha hoose bisha danbe wadnaka ka dhci doonta,iyo isgao dardaaran uu kala diray komishanka doorashoyinka iyo ururada iyo asxaabta iyo xukumaada madaxweyne Md ahmed Mohamed mohamud siilanyo.
Hadabo xoghayaha maaliyadda Md khadar ayaa waxaa uu marka hore salaam baladha hawada u marinaya shabakadda calamiga ee togaherer iyo dhamaan howl wadeenadeeda iyo dhmaan shacbiga Somaliland meel kasta oo aduun eynah akaga nool yihiin.
Inta ka dib waxa uu ka hadlay inay tahay in doorashada dowladaha hoose ee ay dhawaan ku tartami doonan xisbiyadii iyo ururada cusubi ay tahay inay si nadiif ah oo aan wadanka wax u dhimayn ay howlahooda watan mar walbana ay meel uga soo wada jeed sadaan midnimada iyo isku duubnida shacabka iyo dal weynaha Somaliland sidii ay iskugu hyan lahyeen oo si bilaa turxaan ah uga dhex kaanbayn garaystaan midka hadha am cida hadhaana ay hanbalyeyso .
Mar uu ka hadlayey dhanka xukumada waxa yidhi badana waxa jirta inay xukumaadu door aad mihiima ku leedahay arimaha wadanka ka dhacaya haday tahay dhan walba iyana waxan leeyahay waa inay dhex uu ahaata dhamaan xisbiyadda iyo ururada oo ay muujisa dowladnimo ileen iyadda wadanka ilaa bari ila galbeed isku hayse.
Dhanka kale waxa ka hadlay komishanka doorashoyinka oo iyana looga baahna yahay inay dhaarta ay dhaarten ay tahay inay kaga dhabeeyan oo ay dhex uu ahaadan oo aanay cidna dhabarka saarin sidaas oo Md khadar said xassan hadalkiisa ku so oaf jaray.
Xafiiska shabakadda calamiga ee SDNnews