|

“Xisbiyada Mucaaridka ahi Taageero ayay ka haystaan Shacabka Magaalada Berbera” Xildhibaan Qabile DAAWO

Hargeysa:Mar,17,2015(SDN/QJ)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka tirsan mudnaayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland, ayaa sheegay in Xisbiyada mucaaridka UCID iyo WADDANI ay taageero buuxda ka haystaan bulshada ku dhaqan Magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil.

Comments are closed