|

“Xisbiyada Mucaaridka ahi Cidna u daba fadhiisan maayaan,Cidna fasax ugama qaadanayaan Shirka Qaran ee ay ku baaqeen” Prof Maxamed Cismaan Fadal {DHAGAYSO}

Hargaysa 16.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Gudida qaban qaabada Shirka Qaran ee labada Xisbi Mucaarid ku dhawaaqeen Prof Maxamed Cismaan Fadal ayaa sheegay in Gudi ahaan aanay Cidna uga fasax qaadanayn Shirka Qaran ee labada Xisbi Mucaarid ku baaqeen.

OLYMPUS DIGITAL CAMERAGudoomiye Fadal waxa uu ku dooday in Shirka ay qaban qaabadiisa ku hawlan yihiin aanu ahayn Shir beeleed,waxaa kale oo uu xusay in loo baahan yahay in Sharcigu qabto madaxda ku kacaysa Musuq maasuqa .

Gudoomiyaha Gudida qaban qaabada Shirka Qaran ee labada Xisbi Mucaarid ku dhawaaqeen ayaa hadalkan ka sheegay mar uu maanta warbaahinta u waramayay.

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso hadalka Gudoomiye Fadal
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Gudoomiyahfadal(16).mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

 

Comments are closed