“Xisbigu Waa inuu Murmaa oo Wada hadlaa,Hadana Waa inaanu ku Kala Tegin,oo Loo Ciiraa halka Madaxweynuhu yahay” Xaaji Cabdi Waraabe {DHAGAYSO/SAWIRO}
Hargaysa 07.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gudida Joogtada ee Golaha Guurtida Somaliland Xaaji Cabdi Xuseen Cabdi Waraabe ayaa hadalo dhinacyo badan leh oo Waano iyo Hoga Tusaale ah ka soo Jeediyay Madashii ay Ergadii Golaha Guurtidu ku Shaacinayeen Soo afjarida Khilaafkii Xisbiga Kulmiye .
Xaaji Cabdi Waraabe waxa uu Xasuusiyay labada dhinac inay Saaran tahay Mas’uuliyad ka duwan ta Xisbiyada Mucaaridka ah maadaama Kulmiye yahay Xisbigii Hogaaminta Qaranka Hayay,Waxaanu ka dalbaday labada dhinac ee Khilaafkoodu Cirka isku shareeray inay u hogaansamaan Go’aamada Aslaaxa ah ee ay ergadoodu soo go’aamiyeen.
Hargaysa SDN/QJGUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII XAAJI CABDI XUSEEN CABDI WARAABE
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/XaajiCabdiWaraabeKulmiye7(1).mp3″]
contact@qurbejoog.com
contact@somalidiasporanews.com