|

Xisbiga Waddani oo Madaxweyne Siilaanyo Ku dhaleeceeyay Talaabada uu ku furay Diiwaangelin aanu Golaha Wakiiladu Ansixin DAAWO

Hargaysa 28.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada Ee Xisbiga Waddani Cabdilaahi Axmed Maxamed Waxa Uu Sheegay In Ay Sharciyada Baal-Marsan Tahay Qaabkii Xukumadu Khamiistii Dhawayd U Bilowday Diiwaangalinta Madaniga Ah Oo Loo Galay Hab Tijaabo Ah Isagoo Sheegay In Aanu Wali Baarlamaanku Ansixinin.

Xoghayaha Xidhiidhada Gobalada ee Xisbiga WADDANI Md:Cabdilaahi Axmed Maxamed oo shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Xukuumadu ay ku tumatay shuruucdii dalka loogana baahan yahay in ay sida ugu dhakhsaha badan uu Madaxweyne Siilaanyo bulshada ugu cadeeyo in ay gef sharciya ay galeen.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 

Comments are closed