|

Xisbiga Waddani oo Ka Qayliyay Taageerayaal ku soo Biiri lahaa oo Xukuumadu Isku Taxaluujinayso inay hor istaagto Daawo

rriyoHargaysa 16,July 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Taageerayaal Xisbigaasi Ku Soo Biiri Lahaa Oo Ay Xukumada Isku Dayayso In Ay Hor Istaagto.

Xoghayaha Qorshaynta ee Xisbiga Waddani ayaa Warbaahinta u sheegay in Xukuumada Talada haysaa ay Rabitaanka Dadweynaha kala dagaalamayso iyadoo u maraysa inay Jeebka dad gaara u buuxiyaan.

Waxa uu Mas’uulkani eedayn u soo jeediyay Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumadiisa oo Dhaqaalihii dalka u adeegsanaya Olole Xisbi.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 

Comments are closed