|

Xisbiga Ucid oo Ansaxiyey Masuulintii Qarada Yurub iyo Waqooyiga Maraykaka

Hargaysa Nov10/12(SDN)Xisbiga Mucaaradka ee Ucid aya ansaxiyey  Masuulinta Xisbigaas u qabilsan Qaradaha yurub iyo Maraykanka ka dib markii ay kormeer ku tageen wadamaas iyo sii xisbiga loo dardar galin lahaa kuwaas oo ay ka soo xuleen war saxafadeed u soo saray xisbiga oo ku saxeexan yahay Xoghayaha xisbiga ayaa u qorna  sida tan.

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka

UCID

Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأف

Ref/UCID/847/2012                                                                                                      Date: 10/11/2012

Ujeedo: Xil-magacaabi

xisbiga cadalada iyo daryeelka waxa oo maanta tariikhdu tahay 10/11/2012 u ansaxinay xilal kala duwan oo ay iska soo dorteen xubnahaa qaarada Yurub iyo Canada  waxana dhawaan la soo sari donaa xilalka kale ee hadhay africa iyo lamaha kale ee hadhay

  1.       Siciid Maxamed Aamin, Guddoomiyaha Xisbiga Ucid ee Qaaradda Europe
  2.       Ilhaan Xuseen Cumar-Ku-joog, Xoghayaha Maaliyadda Xisbiga Ucid ee Qaaradda Europe
  3.        Maxamed Jaamac Koodbuur (Shiine), Guddoomiyaha Xisbiga Ucid ee UK
  4.       Xuseen Meke Cige, Guddoomiye Ku-xigeenka  1-aad ee UK
  5.       Xuseen Maxamed  Bisad , Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee UK
  6.        Xasan Ibraahim Axmed, Xoghayaha Xisbiga ee UK
  7.        Foosiye Ceydiid Adan, Guddoomiyaha Abaabulka iyo Wacyi-gelinta ee UK
  8.     Nuura Ciise Oomaar, Xoghayaha Xisbiga Ucid ee UK
  9.      Ayaan Idriis Yusuf, Khasnajiga ee UK
  10.    Eqbaal Faarax Cali, Ku-xigeenka Khasnajiga ee UK
  11.    Cabdillaahi Axmed Mahabe, Guddoomiye Xisbiga Ucid ee Bristol
  12.    Fu’aad Weli Raabi, Guddoomiye Ku-xigeenka Bristol
  13.    Cabdulqaadir Maxamed Cabdillaahi, Xoghaye xisbiga  ee Bristol
  14.     Sucaad Suldaan Maxamuud (Cade Gude), Guddoomiyaha Garabka Haweenka ee Laanta Bristol
  15.    Fardowsa Ismaaciil Beldeeq, Guddoomiye Ku-xigeenka Haweenka ee Laanta Bristol
  16.    Nimco Cabdi Faarax, Khasnajiga ee Bristol
  17. Xamse Maxamed Cumar, Guddoomiye  Garabka Dhalinyaradda
  18.    Muuse Maxamed Maxamuud, Af-hayeenka Laanta Bristol
  19.   Maxamed Muxumed Eleeye (Suweys), Guddoomiyaha Xisbiga Ucid ee Netherland
  20.   Cabdirisaaq Cali Maxamed , Guddoomiye Ku-xigeenka Netherland
  21.    Rashiid Cabdillaahi Gaas, Xoghayaha Siyaasadda ee Xisbiga ee Netherland
  22.    Edna Adem Ismaaciil, Xoghayaha Dhaqaalaha ee Xisbiga ee  Netherland
  23.   Nuura Nur Maxamed, Khasnajiga Xisbiga Ucid ee Netherla
  24.   Maxamed Ismaaciil Dhimbiil, Xoghayaha A. Bulshadda ee Netherland
  25.   Cabdillaahi Sheekh Cumar, Guddoomiyaha Garabka Dhalinyaradda ee  Netherland
  26.    Foosiye C/llaahi Xuseen, Guddoomiyaha Garabka Haweenka ee Netherland
  27.   Axmed-Qani Gaaxnuug, Xoghayaha Ciyaaraha ee Netherland
  28.    Amina Ibrahim Axmed, Kormeerka iyo Isku xidhka laamaha Xisbiga ee Netherland
  29.    Ismaaciil Yussuf Goore, U qaabilsanaha Isgaadhsiinta iyo websiteyadda ee Netherland
  30. Khaalid Xasan Xaaji Maxamed, Wakiilka Xisbiga Ucid ee EU iyo Socialist International
  31.  Canab Axmed Koox, Gud. Garabka Haweenka ee Waqooyiga Yurub
  32.   Shuun Biix Oday, Xoghayaha Dhaqaalaha Xisbiga Ucid ee Finland
  33.    Cawil Cabdilaahi Xeyd, Afhayeenka Waqooyiga Yurub
  34.  Nasra Ibraahim Cismaan Xoghayaha Abaabulka ee waqooyiga Yurub
  35.   Axmed Cali Sabeysi, Guddoomiyaha Xisbiga Ucid ee Dalka Canada
  36.  Omer Mahdi Xuseen, G/kuxigeenka Xisbiga ee Canadda
  37.   Shuceyb Cabdillaahi Xuseen, Guddoomiyaha Garrabka Dhallinyaradda ee Canada
  38.  Khadar  Guun Jaamac Guddoomiye-K/Xigeenka Garrabka Dhallinyaradda ee Canada
Qurbojoog.com Hargaysa

 

Comments are closed