|

Xildhibaanada Golaha Deeganka Bristol Hibaaq Jamac oo Niyad jab ka muujisay xukumada Somaliland iyo xafladii 18May oo aan lagu xusin Deganka Bristol

london18May14(SDN)Xildhibaanada Golaha Deeganka ee Bristol Hibaaq Jamac aya niyad jab ka qaday munasabadii calanka lagu saray Deeganka Bristol oo anay xukumadu ka soo qayb galin iyo xafladii 18May14 ee london lagu qabtay oo xukumadu haba yaratee anay xusin magaceeda iyada oo wasiirka arimaha dibada uu ku sugnaa iyo wafdigii reer somaliland waxay hibaaq ay ka qayb gashay baramijka Doorka haweenka oo ay marti ku ahayd xili ay madaxda somaliland ay khudbado ka jeedinayeen goobta xaflada ka socotay oo ay deeganka Biristol aan haba yaratee aanay madaxda somaliland anay kaba soo qayb galin iyada oo aan waliba aan looga mahad celin ,Hibaaq ayaad idhaheeda ka arkaysay qiiro wadanimo iyo ilmo iyo niyad jab iyada oo xukumadu ay kala jaclaysatay Muwadiininta reer somaliland , halkan ka daawo baraamijkii oo dhamaystiran.

1554399_10203805256913368_6729490108341207453_n

 

Comments are closed