|

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Kormeer ku tagay Boorama Daawo

AXMED XASANBoorama 08.June 2014 (SDN/QJ)- Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Xasan Axmed Aadan iyo Mas’uuliyiin ka Tirsan Xafiiskiisa ayaa Kormeer Shaqo ku tagay Magaalada Boorama.

Xeer Ilaaliyaha iyo Madaxda Wehelinaysay ayaa Kormeer ku Soo maray Xabsiga Dhexe ee Magaalada Boorama,Saldhiga Booliska iyo Goobaha adeega Garsoorka Waxaanu Warbixin ka dhagaystay Mas’uuliyiin ka tirsan Gobolka Awdal.

Boorama SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed