Xarunta Baarlamaanka Somaliya Oo Ay Ka Soconayaan Qaraxyo Iyo Duqayn Xoogani
24,May,2014(SDN/QJ)-Warar hadda Soo gaadhaya Shabakadda wararka Caalamiga ah ee Qurbejoog.com,ayaa sheegaya in haatan ay ka socdaan werar isku jira Qaraxyo iyo is rasaasayn xoogan Xarunta Baralaamnka Somaliya.werarka ayaa la sheegayaa inay soo qaadeen Xoogag aad u hubaysan oo ka tirsan ururka Al-Shabaab.
Ilaa hadda si rasmi ah looma oga Khasaaraha ilaa hadda ka dhashay Weerarkan lagu qaaday Xarunta Shacabka oo ah Xarunta ay ku shiraan Barlamaanka Federaaliga ah ee Somaliya.
Waxii ka soo kordha kala soco Shabakadda wararka ee Qurbejoog.com
SDN/QJ-Muqdisho
contact@somalidiasporanews.com