|

Xafladii Soo Dhaweynta Wefdigii uu hogaaminayay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland iyo Deeq ururinta Wadada Ceeribaab ee Toronto(SAWIRO)

Toronto May 24,2014(SDN/QJ)-Wefdi ka socday qeybaha kala duwan ee dawlada Jamhuuriyada Somaliland oo uu hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan oo maalmahanba ku sugnaa dalka Canada ayaa kulan balaaran la yeeshay jaaliyada reeer Somaliland ee Toronto.

Wasiirka iyo wefdiga weheliyay ayaa Jaaliyada reer Somaliland ee Toronto uga warbixiyay xaaladihii u danbeeyay ee dalka.

Sidoo kale waxa wefdiga ay kala qeybgaleen deeq ururin ay ka dhex wadeen Jaaliyada reer Soomaaliland ee Woqooyiga America,waxa ayna ku booriyeen ka qeyb qaadashada dhismaha wadadan halboolaha u ah isku xirka dhan walba ee bulshada ku nool dalka daraf ilaa daraf.

_MG_9246 _MG_9247 10369717_675995615807103_7866236292271173353_n

SDN/QJ-Toronto

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed