Xaalado amni ayaa ka dhalan kara Gooanka shirkadaha Korontada Hargeysa
Hargeysa (QJ) – Goaanka ay xalay soo saareen shirkadaha Korontada Somaliland ayaa sababi kara xaalado amani oo baahsan, sida ay durba ka cabanayaan shacabku.
Shairkadaha ayaa sheegay in xiliyada habeenkii aaney shacabku heli doonin eedaga korontada, taas oo fursad u siin doonta tuugta guryaha iyo ganacsiyada u dhaca.
HALKAN HOOSE KA AKHRISO GOAANKA SHIRKADA KORONTADA