Xaabsade:Arrinka Midnimada waa la dhameeyay,SNM uun caruurta in la baro ma aha,reer tolkeyna yaa u sheega colaadi wax ma tarto(DHEGEYSO)
Hargeysa Mar 20,2012(SDN)-Wasiirka Hawlaha guud iyo guriyeynta Md Maxamed Cabdi Xaabsade ayaa shalay gelinkii danbe mar uu xilka wasiirka wasaarada Warfaafinta ku wareejinayay Wasiirka cusub ee wasaaradaasi waxa uu ka waramay.
Md Xaabsade ayaa ka waramay siyaasada arrimaha dibedda Somaliland ee ku wejahan midnimada Soomaaliya.
Md Xaabsade ayaa ka waramay manhajka waxbarashada ee Somaliland iyo sida SNM loogu xusay,isla markaana looga reebay rag kale oo iyaguba taariikh lahaa.
Colaada sokeeye iyo cawaaqib xumadeedana waxa uu uga digay “reer Tolkii” oo uu sheegay in arrin siyaasadeed u maqan yihiin xukuumadana looga baahan yahay sidii lagu soo celin lahaa.
[mp3player config=fmp_jw_widget_config.xml file=http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Xaabsade.mp3]
SDN-Hargeysa