“Wixii Meeshaas ka dhacay Waxaa Mas’uul ka ah ninka la Yidhaa Cali Khaliif Galaydh” Axmed Karaash {DHAGAYSO}.
Taleex 02.Dec 2013 (SDN)- Axmed Karaash oo ka mid ahaa Qabqablayaasha sheegta inay hor joogaha u yihiin Kooxda Nabad-diidka ah ee Khaatumo ayaa sheegay in aanu jirin shir ay kooxdaasi ku qabsanayso Magaalada Taleex .
Axmed Karaash waxa uu hanjabaad u diray Siyaasiga Cali Khaliif galaydh iyo Indho Sheel .
Guji halkan si aad Mobilkaaga uga dhagaysato hadalka axmed karaash
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Karaash2.mp3″]
Taleex SDN.
Qurbejoog.com