Weli Madaxweynaha Ma u Jeediseen in Dadka Darafyada la Siiyo Wasaaradaha Muhiimka ah? Su’aal Qurbejoog weydiisay Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad ee Wakiilada {DHAGAYSO}
Hargaysa 02.Sep 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiye Ku Xigeenka 2aad ee golaha wakiilad somaliland Mudane Cali Yuusuf Axmed ayaa ka hadlay Baaq-yada kasoo yeedhay Beesha Caalamka,Kaas oo ku tilmaamay Mid aan waxba ka badalayn Mab’da Somaliland.
Waxa uu Cali Khaliif Galaydh iyo maamulkiisaba usoo jeediyay in ay nabada qataan,isla markaas Fad-qalada ka dayaan Gobolada bariga somaliland.
Sidaasna waxa uu ku sheegay mar uu waraysi gaar ah Xafiiskiisa ku Siiyay Shabakadaha Qurbejoog.com iyo Hadhwanaagnews
Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee golaha wakiilad somaliland Cal Yuusuf Axmed waxa uu Cadeeyey In ay Xukuumada Somaliland Markasta Diyaar u tahay in ka war hayso Degaanada Bariga.
Gudoomiye ku Xigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada Mudane Cali Yuusuf ayaa ku Margaday Su’aal ku saabsan inay Madaxweynaha ina talo ka siiyeen Sidii beelaha darafyada loo Siin lahaa Manaasiibta Jaangoynta Siyaasada dalka.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARAYSIGAN OO DHINACYO KALA DUWAN LEH
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/AliYusuf02S.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ