Wejigii Kowaad ee Xalinta Mashaqadii ka dhacday deegaanka God Heeli oo la soo Gabo gabeeyay iyo Khudbadihii laga Jeediyay {DHAGAYSO}
Oog 26.Aug 2013 (SDN) Munaasibad ballaadhan oo galabta lagu qabtay magaalada Oog ayaa si rasmiya loogu dhaariyey Konton Xubnood oo ka soo kala jeeda labadii beelood ee Shaqaaqadu ku Dhex martay Deegaankaasi .
Ismaaciil Saalax Cali iyo Cawad Barre, oo ah odayaasha hormuudka u ah nabadeynta oo labadan beelood ka soo kala jeeda, ayaa cadeeyay inay qaateen nabad aan Shuruud iyo dabar ku xidhnayn isla markaana ay diyaar u yihiin sidii ay wixii dhacay u kala guran lahaayeen iyagoo isku caloolsan.
Halkan Guji si aad Mobilkaaga uga dhagaysato qaabka heshiiskani u dhacay
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/HeshiisGodHeeli126.mp3″]
Oog SDN.