|

Weftigii ka Socday Jamhuuriyada Jabuuti ee Socdaalka ku Joogay Somaliland oo Booqday Qabri uu ku aasan yahay Siyaasi reer Jabuuti ah {DAAWO}

Gebilay 19.May (SDN) Weftigii ka socday dalka Jabuuti ee Shacabka Somaliland kala qayb galay Xuska 18 May ayaa maanta booqasho ku tagay Xarunta Gobolka Gebilay Waxaana Weftigan Wehelinayay Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta  .

Weftiga ayaa Ujeedada Socdaalkoodu waxay Salka ku haysay inay Soo Siyaartaan Qabriga Siyaasi Caan ahaa oo u dhashay Jamhuuriyada Jabuuti oo ku aasan deegaanka Ilma Dedo oo ka tirsan Magaalada Gebilay oo la Yidhaa alle ha u naxariistee Marxuun Axmed Xasan Liibaan “Guraad” .

Gebilay SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed