Wefti balaadhan oo ka soo degay Madaarka Berbera iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka hadlay {DAAWO}
Berbera 09.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa maanta Madaarka magaalada Berbera ku soo dhaweeyay Wafti ka socday Hay’adaha Qaramada Midoobay, iyo Madax ka tirsan Wadamada Reer galbeed, Kuwaas oo Soo Booqday saldhiga Ciidanka Bada iyo xarunta kaluumaysiga e Berbera.
Waftigan ayaa ka Koobnaa ilaa iyo Labaaatan Xubnood Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa tafaasiil ka bixiyay Ujeedada Socdaalka Weftigan
Berbera SDN.
Qurbejoog.com