“Waxaanu Qaban doonaa Shirweyne lagaga Hadlayo Xaaladaha Gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn” Madaxweynaha Punt Land {DAAWO}
Garowe 11.Jan 2014 (SDN) Madaxweynaha Cusub ee Maamul Goboleedka Punt land C.Weli Maxamed Gaas ayaa Daboolka ka qaaday inay Qaban doonaan Shirweyne lagaga Hadlayo Xaalada Gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn oo dhamaantoodba ka Tirsan Dhulka Somaliland.
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliya ee Punt land ayaa Sheegay In Shirweynahaas lagaga Hadli doono Sidii la Isu Turxaan Bixin lahaa loona Dhayi lahaa Dhaawacyada soo gaadhay Midnimada Punt land .
Garowe SDN.
Qurbejoog.com