|

“Waxaan leenahay Dhabar La Cuno balse Shaf la Cunno ma Lihin” Gudoomiyaha Ucid oo Ku Baaqay in Dhiig Cusub loo Huro Difaaca dalka Daawo

faysalkaHargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ku Goodiyay in Somaliland ay Dhiig Cusub u Shubi doonto adkaynta Qaranimada Qiimaha adag ku taagan .

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo ka hadlayay Kulan Wada jir ah oo Qasriga Madaxtooyada ku dhex maray Golayaasha Qaranka,iyo Xisbiyada Qaran ayaa Cadeeyaay in Xisbigooda Ucid uu garab taagan yahay Hadal uu Kulankaas ka Sheegay Madaxweyne Siilaanyo

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed