|

“Waxaan idin leeyahay dalka u tudha, mihnaddana u tudha” Wasiirka Warfaafinta {DHAGAYSO}

Hargaysa 25.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigalinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa ka hadlay hab-dhaqanka saxaafadda kala duwan ee Somaliland, waxaanu sheegay in aanu jirin wax tacadi ah oo ay kala kulmaan xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo.

CukuseWasiirka Warfaafintu waxa uu ka dalbaday bah’da Saxaafadu inay Ilaaliyaan Sharafta Ciidanka amaanka isla markaana ku xaq dhawraan Hawsha qaran ee ay dalka u hayaan isagoo Sheegay inaanu jirin wax tacadi ah oo warbaahinta Somaliland ay kala kulanto Xukuumada .

Halkan Guji si aad Mobilkaaga uga Dhagaysato Hadalka Wasiir Cukuse
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WasiirCukuse25.mp3″]

Hargaysa SDN.

contact@somalidiasporanews.com

 

Comments are closed