|

“Waxaan Haweenka Ururka Gaaroodi Ku Bogaadinayaa Dadaalka ay Muujiyeen iyo Hawsha ay Qabteen” Marwada Madaxweynaha {DHAGAYSO}

Hargaysa 10.Jan 2014 (SDN)- Marawada Madaxweynaha JSL Marwo Aamina Xaaji maxamuud Jirde (Aamina weris) ayaa Magaalada hargaysa Hadhiimo Sharafeed Ugu Samaysay Mas’uuliyiinta iyo Xubnaha Ururka Haweenkka ee GAAROODI oo ka mid ah ururada haweenka ee Somaliland.

haweenkuMarwada Madaxweynaha ayaa Sheegtay In Ujeedada ay Hadhiimo Sharafeedkan u samaysay ay Salka Ku Hayso Sidii ay Haweenka Ururka Gaaroodi ugu dhiirigelin lahayd Hawsha Muga leh ee ay Isu Xilsaareen waxaanay uga Mahadcelisay Dadaalka Joogtada ah ee ay ku talaabsadeen.

Guji Halkan Si aad Mobilkaaga uga Dhagaysato Hadalka Marwada
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Marwada09.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed