“Waxaan abaabulayaa oo Socota Mudaharaad lagaga soo Hor jeedo …………..” Boqor Raabi C.laahi {DHAGAYSO}
Hargaysa 25.April 2014 (SDN/QJ)- Boqor Raabi Yuusuf C.laahi oo ka Mid ah Madax dhaqameedka Somaliland ayaa Sheegay inuu ku Hawlan yahay Sidii Bulshada Caasimadu u samayn lahayd Mudaharaad ay kaga Soo Horjeedaan Golaha Deegaanka ee Caasimada hargaysa oo uu ku eedeeyay Waxqabad la’aan baahsan.
Boqor Raabi ayaa Sababaha ku kelifay inuu abaabulo Mudaharaadkan waxa uu ku sheegay in Golaha Deegaanku ay wax ka qaban waayen Nadaafada Caasimada,Wadooyinka oo burbursan iyo arrimo kale waxaanu sidaa ka sheegay mar uu u waramayay Radio Hirad.
GUJI OO HALKAN KA DHAGAYSO WARAYSIGA BOQOR RAABI OO DHAMAYSTIRAN
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/BoqorRaabi25.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ.
contact@somalidiasporanews.com