“Darajadda ugu weyn ee aanu Bixin Jirnay Waa Mujaahid, Markaa waxaad tihiin Mujaahidiin” Wasiirka Madaxtooyada {DHAGAYSO}
Fiqi Fuliye 20.July (SDN) Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Sheegay in Xukuumada uu ka Tirsan Yahay in Maleeshiyaadkan ku soo biiray Ciidamada qaranku ay isku waafaqeen inay Caqliga ka Shaqaysiiyaan intii la isu adeegsan lahaa Xoog Ciidan.
Wasiirka ayaa hadalkan ka Jeediyay Munaasibad Maanta loogu sameeyay Degmada Fiqi Fuliyo ku dhawaad lix boqol oo askari iyo gaadiidkoodii dagaalka, kuwaasoo dhowaan ka soo galay kooxaha nabad diidka ah.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Xirsi20.mp3″]
Fiqi Fuliye SDN.
Qurbejoog.com