|

“Waxaa Xalay nala Soo Xidhiidhay Madaxweynaha Somalia iyo Wasiiradiisii oo naga dalbaday in dib loo dhigo Shirka” Wasiirka Arrimaha Dibada {DAAWO}

Hargaysa 05.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Amuuraha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa Maanta Cadeeyay in  dawlada somaliya ay cudurdaar u soo gudbisay ku Saabsan in shirkii Wada Hadalka labada dal oo loo balansanaa inuu Salaasada Soo Socota ka furmo Wadanka Turkiga aanay  ka soo qaybgali karin balse waxa uu tilmaamay in aan Weli la isla meel dhigin Xiliga ay wada hadaladu furmid doonaan.

Wasiirku Waxa uu Hadalkan ka Sheegay Shir Jaraa’id oo uu ku Qabtay Xarunta Wasaarada Arrimaha Dibada waxaa kale oo uu Jawaab u diray Murashaxa Jagaada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid iyo Sidoo kale hadalo ka soo Yeedhay Xisbiga Waddani.

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed