‘’Waxaa Muuqata oo Marag Ma doon ah In Idaacadii Qaranku ay u shaqayso Xisbiga Kulmiye Sidoo Kale Ciidankii Booliska ayaad arkaysaa oo u adeegaya Xisbiga Kulmiye’’ Odayaal Burco ah DAAWO
Burco 10. July 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah Odayaasha Magaaladda Burco ayaa Sheegay in Ciidanka Booliska,Idaacada Radio Hargaysa iyo Hay’ado ka mid ah dawlada Somaliland ay Si cad oo badheedh ah ula Shaqaynayaan Xisbiga Kulmiye halkii ay ka ahayd inay u dhex ahaadaan Murashixiinta Tartamaysa.