Waxaa la Ogaysiinayaa Dhamaan Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Turkiga in la qabanayo Munsabada Xuska18 May oo markii u horaysay lagu qabanayo Dalka Turkiga
Waxaa la Ogaysiinayaa Dhamaan Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Wadanka Turkiga in la qabanayo Munsabada xuska 18 May oo markii horaysay lagu qabanayo Caasimada wadanka Turkiga ee Istanbul waxana marti ku ah madax ka socota somaliland iyo sadexda xisbi qaran. cinwaanka iyo goobtu waa ta hoos ku qoran.
Goobtu waa NO 11 (METRO BASLANGICI)AKSARAY/IST. ISTANBUL TURKEY.
Maalinta :Sabtida 18/5/2013
Waxii faahfaahin fadlan la soo xidhiidh telefoonada hoose:
CONTACT.ABDILLAHI MOHAMED SLEBAN :053 80588298.
SAED ADEM DAHIR :050 71193199
MOHAMED JAMAC ALI: 050 78625636
MARWO :FARDUUS CIGE HASSAN 0537 439 7442