“Waxa uu Ganacsigiisa ku Bilaabay 143 Dollar oo Keliya Waxa uu Maanta Yahay Maalqabeen Hanti badan leh Waa Tusaale ku dayasho Mudan” DAAWO
Hargeysa, 17 March 2015 (SDN/QJ)-Ganacsigiisa wuxuu kasoo bilaabay $143 boqol iyo sadex iyo afartan doolar,haatan Waa Milyaneer reer Somaliland ah Waxa uu Leeyahay Xaruntiisa Ganacsi ee ugu weyni waxay haatan ku taalaa dalka Shiinaha hasa yeeshee Waxa uu laamo ganacsi oo adduun badani dhex yaalo ku leeyahay Magaalooyinka Geeska Africa.
Halkan ka Daawo barnaamij Xiiso leh oo laga diyaariay Ganacsiga C.raxmaan Maxamed Nuur Marxaladihii uu Ganacsigiisu soo maray,Caqabadihii la soo dersay sidii uu uga soo dabaashay qofka uu maanta yahay. Oo maanata qaa qofma? Waa maal qabeen.
Hargaysa SDN/QJ