“Waxa noo suurta galay oo aan isla garanay inaan wasaarada macnihii loo sameeyay aanay dhamastirnayn” Wasiirka Boosaha {DHAGAYSO}
Hargaysa 11October2013 (SDN)-Wasiirka Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Mudane Maxamed Jaamac Abgaal ayaa si faahfaahsan uga warbixiyay Waxqabad uu sheegay inay u hirgashay mudadii koobnayd ee uu Xilka wasaaradaasi hayay.
Wasiir Abgaal oo muddo Gaaban Hayey Xilka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland, ayaa haatan tilmaamay inuu horumar ballaadhan ku tallaabsaday,.
Wasiirku waxa uu Sheegay in Xukuumada Somaliland ay qaadi doonto dhamaanba Cashuuraha kala duwan ee ay Xukuumadu ku leedahay Shirkadaha Isgaadhsiinta ee dalka ka hawl galay.
Wasiirku waxa uu intaas ku daray in 24 Sanno kadib ay Wasaaradiisu qaban doonto adeegii boosaha ee dalku u baahnaa.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/wasiirkabab.mp3″]
HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO WASIIRKA BOOSTAHA
SDN-Hargaysa
contact@somalidiasporanews.com