“Waxa laysku haystaa {KULMIYE} Shantaa Boqol ee Shilin ee Islaanta tamaandhada iibinaysa iyo agoonta laga ururinayo”- Sh. Aadan-Siiro {DHAGAYSO}
Hargaysa 07.June 2014 (SDN/QJ)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-siiro) oo ka mid ah culimada waaweyn ee magaalada Hargeysa, ayaa ergada Guurtida ee Isu-xil-qaantay dhex-dhexaadinta khilaafka Kulmiye ugu baaqay inay ka garsooraan wax laysku hayo isla markaana dhinac kastana u sheegaan gartooda oo farta ku fiiqaan Cid kasta khaladka uu khilaafku ka taagan yahay iska leh.
Sheekh Aadan-Siiro oo arrintan ku soo qaaday Khubaddii Jimcaha ee Shalay uu ka jeediyey Masjidka uu Khaddiibka ka yahay ee magaalada Hargeysa, waxa uu shacabka iyo indheer-garata u soo jeediyey inaanay cid ku taageerin reernimo iyo magac, balse ay gartaan Xaqa iyo Waxa ay umadda danteedu ku jirto.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/AadanSiiro07.mp3″]
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO KHUDBADA SHEEKHA
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
contact@somalidiasporanews.com