Wasiiro iyo Maayaro Socdaalkoodu kala duwanaa oo ka hadlay Wixii ay la Kulmeen ka Daawo Qurbejoog
Hargaysa 07.April 2014 (SDN)- Wefti Qasdiga Shaqadoodu kala Duwanayd oo Isugu Jira Wasiiro,iyo Maayaro ayaa dalka ku soo laabtay kana Warbixiyay Socdaal ay ku tageen dalal kala duwan oo adduunka ah .
Weftigan Waxaa ka Mid ahaa Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Wasiirka Macdanta iyo Tamarta iyo Maayarka Magaalada Boorama waxay la hadleen warbaahinta ugana Warameen Ujeedooyinka Safaradii ay ku Maqnaayeen.
Hargaysa SDN.