|

Wasiirkii Hore ee Boosaha oo Ka Warbixiyay arrimihii ugu layaabka badnaa ee Wasaaradaas ku Soo Maray {DHAGAYSO}

Hargaysa 01.July (SDN) Wasiirkii Hore ee Wasaaraada Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee Somaliland Mudane Cali Cilmi Geele oo si rasmi ah Xilkii Wasaaradaasi ugu Wareejiyay Maanta Wasiirka Cusub ee Wasaaradaas Mudane Maxamed Jaamac Abgaal ayaa Wasiirkii hore waxa uu ka waramay Duruufihii uu ka dhaxlay Wasaaradan uu Maanta Xilkeeda Wareejiyay.

Cali Cilmi Geele waxa uu Wasiirka Cusub u soo bandhigay baahiyaha wasaaarada ku Gadaaman iyo arrimaha u baahan Wax ka Qabashada .
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/CGeele.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed