|

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha oo ka Hadlay Halka ay Marinayaan Soo qabashadii Gacan ku dhiiglihii Khaarajiyay Taliyihii Booliska Xaaji Saalax Qurbejoog.com ka DAAWO

Burco 01.March 2014 (SDN)- Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Maanta Magaalada Burco kulan kula yeeshay Cuqaasha iyo Waxgaradka Degmada Xaaji Saalax .

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha oo Markii danbe la Hadlay Warbaahinta ayaa ka Waramay halka ay Marinayaan Soo Qabashadii Gacan ku Dhiiglihii Degmada Xaaji Saalax ku dilay Taliyihii Saldhiga Booliska ee Magaaladaas.

Burco SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed