|

“Xukuumad ahaan Diyaar uma Nihin Muran Diineed Waayo..” Wasiirka Warfaafinta {DHAGAYSO}

Cukuse2Hargaysa 05.April 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta ee Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo Maanta Xafiiskiisa kula Hadlay Warbaahinta ayaa ugu Baaqay Saxaafada Somaliland inay ka Dhawrsoonaadaan ka Hadalka Khilaafaadka Diiniga oo Saamayn Taban ku Yeelanaya Amniga dalka .

Hadalka Wasiirka ayaa ka danbeeyay kadib markii uu dhawaan Sheegay Gudoomiyihii Xilka laga Qaaday ee Gudida Wanaag Farista iyo Xumaan ka reebistu inay Siman Yihiin Magta Raga iyo Haweenku.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA WASIIRKA WARFAAFINTA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/warfaafinta(1).mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog@gmail.com

Comments are closed