|

Wasiirka Warfaafinta oo Maanta Kulan la Yeeshay Mas’uuliyiinta Madbacadaha dalka iyo Arrimihii laga Wada hadlay {DHAGAYSO}

Hargaysa 09.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir(Cukuse) Ayaa Maanta Kulan La Qaatay Masuuliyiinta Madbacadaha Ka Hawl-Gala Guddaha Dalka

Kulankan Oo Ka Qabsoomay Xafiiska Wasiirka Wasaarada Wasaarada Warfaafinta Ayaa La Xidhiidhay In Masuuliyiinta Madbacadaha Dalka Lagu Wargliyo Qaabka Sannadka Soo Socda Ee 2015 Ay U Wada Shaqaynayaa Wasaarada Warfaafinta Iyo Madbacadahaasi , Isagoo Wasiirku Masuuliyiinta Madbacadaha Dalka  U Sheegay In Aanay Wax U Daabici Karin Cid Aan Sharci U Sidan Waxa Ay Rabaan In Loo Daabaco.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII WASIIR CUKUSE
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Cukuse3s.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed